Duqii Magaalada Nairobi oo xabsiga la dhigay iyo xog ku aadan sababta

Duqa magaalada Nairobi Mike Mbuvi Sonko ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu dacwad oogaha guud ee Kenya soo saaray warqad lagu soo xiray. Booliska ayaa siyaasigan kasoo qabtay magaalada Voi, halkaasoo uu booqasho ku joogay. Nuuradiin Xaaji oo ah Dacwad oogaha guud ayaa sheegay in Mr Sonko su’aalo laga weydiin doono halka ay … Continue reading Duqii Magaalada Nairobi oo xabsiga la dhigay iyo xog ku aadan sababta